Xog: Axmed Madobe oo Bari Hortagyo Barlamanka kana Codsan Donana in Waqti Dheeri ah loo Siiyo Magacaabista Golaha Wasiirada.

Maalinta Birito ah Waxa Lagu Wada in Golaha Wakiilada Maamulka jubland uu Hortago Hogaamiyaha Maamulka Jubland Axmed Madoobe.

Axmed Ayaa Barlamanka Maamulkasi Waxa uu Ka Dalban Donaa 25 bari oo Dheeri ah oo Ku soo Xulayo Golaha wasiirada  Maamulka Jubland oo Waqtigii uu Qabsday La Gaaray.

Golaha Wakiilada ayaa Horey Waxaa Ay Waqti Go, an ugu Qabteen Magaacabista Waqtiga Axmed Madobe uu Soo Xukayo Wasiirada .

Hadalka Axmed ayaa Imaanayo Iyadoo Shalay Magaalada Kismaayo Ay Ka Dhacday Xaflad Lagu Shaacinyo Heshiis ay Gareen Axmed Madoobe iyo beesh Sade oo Degto Gobalada Juboyinka iyo Gedo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.