Daawo:Hotel laweeraray oo Qasaaro loo Gaystey

Hotelkaan ayaa marar badan lasoo weerarey dhibaatona loogaystey dhismaha iyo shaqaalaha Hotelka iyadoo ciidanamada amankauna wax talaabo ah ka qaban. Hotel Crown hargeysa ayaa ah hotel aad u qorxoon Hinda Cabdi muuse oo kamida Mulkiilayaasha hotelka ayaa kawarbixsey dhibaatada lagu hayo hotelka laamaha amaankuna aysan wax tilaabo ah kaqaadin dadka qasaaraha u geysanaya Hotelka.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.