Daawo:Raysawasaaraha soomaliya ayaa Yimid Garoowe

Wafti uu hogaaminaayo raysawasaaraha Soomaliya Cumar C/rashiid cali Sharmaake ayaa lagu soo dhaweeyey garoowe waxaana garoonka kusoo dhaweyey madaxwayne kuxigeenka Puntalnd Camey. kadiban raysawasaarahu wuxuu lakulmay madaxwayanah Puntland Gaas kadibana waxay lahadleen saxaafada raysawasaare sharmaake ayaa sheegey inuu uga mahadcelinaayo shacabka iyo ciidamada Puntland sida ay
iskaga difaaceen waana ku goobaabinaysaa guusha ay ka gaareen dagaalka ay lagaleen Al-shabab.
Hoos Kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.