Daawo:Xildhibaano ayaa sheegay in ay Maxkamad la tiigsan doonaan Wasiirada

qaar kamid xildhibaanada dawlada federaalka soomaliya ayaa sheegay inay maxkamid la tiigsan doonaan Wasiirada dawlada gaar ahaan wasiirka arimaha Gudaha odawaa iyo kan warfaafinta Maareeye. waxaa shir saxaafedeed ku qabtey magaalada Nairobi Dalka Kenya xildhibaan C/laahi Goodax barre iyo xildhibaan C/rixmaan Xoosh Jibriil waxay eedeen ujeediyeen labada wasiir ayakoo musuq maasuq iyo isku dir kawadaan Baladwayne,gaar ahan wasiirka warfaafinta oo war aan jirin kafaafiyey shacabka hiiraan.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.