Daawo: Sawiro Dheraad ah oo ku saabsan Munaasabadii shalay lagu shaaciyay Heshiiskii Kismaayo.

Waxaa Shalay galinkii dambe qalinka lagu wada duugay heshiis dhexmaray siyaasiyiinta Beesha Sade iyo Axmed Madoobe,kuwaas oo si iskumid ah u wada saxiixay heshiis ka koobnaa 10 qodob oo ay dhawaan wada gaareen.

Siyaasiyiin in muddo ah mucaaradsanaa maamulkaas iyo Axmed Madoobe ayaa heshiiskani gaaray Usbuuc kahor iyagoo ku balamay in si degdeg ah loo dhaqangaliyo dhamaan qodobadii lagu heshiiyay.

Shabakadda Wararka ee Gedo TImes ayaa akhristayaasheeda waxa ay lawadaageysaa Sawirro dheeraad ah oo aan kasoo qaadnay Madashii Heshiiska uu ka dhacay.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA.

waa-la-heshiiyay_n-1

waa-la-heshiiyay_n-2

waa-la-heshiiyay_n-4

waa-la-heshiiyay_n-5

waa-la-heshiiyay_n-6

waa-la-heshiiyay_n-7

waa-la-heshiiyay_n-9

waa-la-heshiiyay_n-12

waa-la-heshiiyay_n-13

waa-la-heshiiyay_n-14

waa-la-heshiiyay_n-17

waa-la-heshiiyay_n-18-640x427

waa-la-heshiiyay_n-20

waa-la-heshiiyay_n-22

waa-la-heshiiyay_n-25

waa-la-heshiiyay_n-26

waa-la-heshiiyay_n-28

waa-la-heshiiyay_n-30

waa-la-heshiiyay_n-31

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.