Daawo:Shirkii dib u heshiisiinta jubaland ayaa maantey lagu soo gaba gabeeyey magalada kismayo

waxaa lasoo gabagabeeyey shirkii kismaayo uga socda Beesha sade iyo maamulka jubaland kasoo mudo ka socday kismaayo waxaana laga soo saarey war murtuyeed ka kooban 10 waxaana saxaafada u aqriyey afhayeenka Jubaland wxaa kaloo kahadlay madaxwaynaha Jubaland iyo siyaasiyiin kala duwan.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.