Daawo:War murtiyeedka heshiiskii shirka dib uheshiisiinta mid kamid ah beelaha Jubbaland

Waxaa maanta lagu qabtey magaalo xeebeedka kismaayo oo klu saabsan wada hadaladii u socdey mid kamida beelaha daga jubooyinka gaar ahaan beesha SADE.Warmurtiyeedkaan waxaa saxaafada u aqriyey afahyeenka Maamul Goboleedka Jubbaland sareer qodobada lagu heshiiyey aya ka koobnaa 10.
Hoos kadaawo

kismaayo
kis

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.