XOG: Kulamo Gooni gooni ah oo ka soconaya Magaalada Kismaayo iyo ………..

Kulamo gooni gooni ah oo looga arinsanaayo Fashilkii Shalay ku yimid kulankii lagu shaacin lahaa natijooyinkii kasoo baxay Shirkii Kismaayo ka dhacay ayaa ka soconaya Magaalada Kismaayo.

Kulamadani ayaa waxaa leh siyaasiyiinta, Xildhibaanada, Waxgaradka, aqoonyahanada iyo qurba joogta Beesha Sade ee kuwada sugan Magaalada Kismaayo.

Waxaa lagu waxaa in go’aamo wax ku ool ah ay kasoo baxaan kulamadani inkastoo aan lagaran karin nooca go’aan ee ay soo saari doonaan.

Wixi kusoo kordha kala soco wararkeena dambe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.