DAAWO : Xildhibaano, Siyaasiyiin iyo Ganacsato Duleedka Kismaayo Caana Cabaal u aaday.

Iyadoo magaalada kismaayo ay usbuuyadii lasoo dhaafay ku sugnaayeen Siyaasiyiin iyo ganacsato kasoo jeeda Beesh Sade ayey qaar kamid ah u damaashaad tageen Duleedka Degmadaasi.

Raisal Wasaare Kuxigeenkii hore ee Soomaaliya Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex, Xildhibaan Maxamuud Cali Magan, Xildhibaan Cabdirashiid Suufi Deerow iyo Ganacsade Cabdi Waayeel ayaa Galinkii Dambe ee Shalay caana cabaal u aaday Duleedka Magaalada Kismaayo.

Masuuliyiinta ayaa la arkayay iyagoo caana cabaya qaarkoodne kaftan iyo mashxarad ay kujireen.

Xilliyada qaar waa in laga nastaa Siyaasadda oo damaashaal iyo hawo qaadasho la aado, sida ay qabaan rugcadaayo Siyaasadeed.

HOOOS KA DAAWO SAWIRADA DAMAASHAADKA MASUULIYIINTA.
IMG_20160325_081811IMG_20160325_081653IMG_20160325_081551

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.