Daawo: Masaajid si Casri ah loo Dhisay oo Laga hirgaliyey Soomaliya

Masaajid si casri ah loo Dhisay oo Laga hirgaliyey Soomaliya isagoo wali qaybo kale lagu darayo loogu baaqey shacabka Soomaliyeed inay ka qayb qaataan dhismaha masjidka ilaahay culumo  uu kamid yihiin  Shiiq maxamuud cabdile cariif iyo Shiiq abubaker xasan  ayaa kahadlay faa’iidada uu leeyahay in laga qayb qaato dhismaha masjidka, Masjidkaan saaxaabo sade ayaa laga dhisay degmada warta nabada ee muqdisho.

Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.