Daawo:Maxakamadda sare ee ciidanka qalabka sida ayaa maanta u fariisatay dhageysiga racfaankii koowaad

hanafi

Maxakamadda sare ee ciidanka qalabka sida ayaa maanta u fariisatay dhageysiga racfaankii koowaad. Xasan Xanafi oo dil loo haystey oo u geestey wariyaal soomaliyeed Gudoomiyaha Makamada sare ee ciidmada ayaa ka hor aqriyey dambiyada loo haysto xasan xanafi xafiiska , xaafiiska xeer ilaalinta ayaa sheegay inuusan Xasan xanafi uu san jid ulahayn inuu sii noolaado ayna tahay in laga daba geeyo ragii uu laayey.

Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.