Daawo:Madaxwayne gaas oo gaarey Meelihii Lagula dagaalamey Al-shabab

Madaxwaynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntlad cabdiwali gaas ayaa gaarey goobihii lagula dagaalay Al-Shabaab gaar ahaan garacad halkaasuu kula kulmay Madaxda iyo ciidamada dagaalka kula jiray al-Shabaab  ciidmada difaaca Puntland ayaa soo bandhigay hubkii ay qabteen al-Shabaab iyo 4o maxaabiis ah taliyaha ciidanka daraawiishta Puntland  Siciid maxamed xirsi Saciid Dheere ayaa uga warbixiyey madaxwayane Gaas qasaarihii gaarey alshabab waxay kaqabteenba.

Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.