Daaw Sawirada+Koobka Kubada Cagta ee Jalle Siyaad oo Isku aadkisa La Soo Saray ee ka Bilabanyo Degmada Baladxaawo

Waxaa Magaalada Baladxawo ee G Gedo Si habsami ah Oga Bilabanayo Koobka Jaalle siyaade  Lagu maamusayo Kaas Dhawaa Ka Furamayo .

Qaar Ka Mid Dhalin Yarada Ka Qeyb qadeynso Koob Ayaa Isku Diyaarinayo Safashada Kulama Lagu maamuso Jalle Siyaad.

Degmada Baladxawo Waxa Ay Ka Mid tahay Degmaayinka G Gedo ee Sida aadka Ah Logu Tartamo Kubada Cagta Arintaa Ayaa Wax Ay Daliil u Tahay Hormarka Ka Jiro Gedo oo ah Gobalka ka Soo Kabanayo Colaad iyo Abaaro Halakeyay .

rrrrr

vr3 vr2

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.