Dhageyso :Xiriirka kubadda Cagtta Soomaaliya oo Tababar lasiin lahaa Isboortiga Sedexda Gobolka Reebay Gobolka Gedo

 

Wasaarada Dhalin  Yarada Isbotiga Maamulka Jubland ayaa Wax Ay Ku edeyasay Wasaarada Isbortiga ee Dowlada Somaliya inay Ka Rebtay Gobalka Gedo Tabo Bar Lo Subinayo Ciyartoda Gobalada Dalka Si Kor Logu Qado Aqontoodo Kubada Cagta

Agaaisamaha Isbortiga iyo Dhalin Yarada Maamulka Jubland  Burhaan Max’uud Xasan (Kukuuyu) oo La Hadlay Gedo times Ayaa Shegay inay garan la Yihiin sababta loga  rebay  Gobalka Gedo Tabo Barka Ay bixineyso  Dowlada Faderaalka ah Wasradeed Isbortiga .

G,gedo ayaa Wax ka jiro Dhalin Yaro Badan oo Si Her Sare ah u Yaqaano Qaabeynta kubada Cagta Waan Gobal Caan ku aha Ciyariyahanadii hore ee Somaliya inay Ka So Baxaan

Dowlada Somaliya ayaa inta Badan Wasaradeeda dhalin Yarada isbortiga Qabataa Tabo Baro Caalami ah oo ay Ka Rebto Gobalka  Gedo lamina Garanayo farta Kaliye ee Ku Godan Gedo oo aan Ku Godneyn Gobolada Kale e Somaliya ,

Hadalkan Ayaa Wax uu Ku Begmayaa Xili Wasaraada Dhawaan Ay Sheegtay inay Hir Galin Doonto Tar Tan Caalami ah oo Lo Qabanayo Gobalada Dalka Si Loga Soo Xulo Dhalin Yaro Ma Tali Karto Qaranka Somaliya oo Guul Daro un u soo hoyo Dalka Markii ay u Baxaan Tartamada Calamiga ah

Halkaan ka Dhageyso Codka Agaasimaha  

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.