Daawo: Dad ku Dhaawacmay Bananbax Ka dhacay Baladwane

Sadex qof baa ku dhaawacmay bananbaxyo ka dhacay Baladwayne markii madaxwayne Xasan shiiq sheegey inuu Beel beel ula kulmaya Beelaha taas oo ka careysiisey shacabka Baladwane .
Halkaas waxaa ka bilowday banaanbax wayn kasoo ciidan amaanka xabad ku fureen tasoo keentay dhaawaca sadex kamida dadkii banan baxa sameeynayey.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.