Daawo:Kulan lagu taageerayo heshiiskii Kismaayo oo lagu qabtey Degmada Doolow

Kulan loogu taageerayo heshiiska Kismaayo oo soo qaban qaabiyeen maamulka degmada Doolow ayaa lagu qabtey doolow waxaana halkaas kahadlay maamuka degmada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayakoo dhamaantoon taageeray shirkii nabadaynta beelaha jubaland dagta.shacabka doolow ayaa umahadceliyey intii kaqayb qaadatey heshiiskii nabadeynta ee kismaayo laguna soo gabagabeeyey kismaayo.

Hoos Kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.