Dhageyso:Banaanbax Rabshado wata oo ka Dhacay Magaalada Baledweyne

Banaanbax Rabshado ayaa hadda ka soconaya Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan,waxaana Wararku ay sheegayaan in Dibadbax looga soo horjeedo Madaxweynaha Soomaaliya oo ku sugan Magaalada.

Ciidamada Ammaanka Ee Magaalada Baledweyne jooga ayaa Dadka dibadbaxa dhigaya kala Eryay,iyadoo ku riday Rasaas si dadku ay u kala tagaan.

inta La Xaqijyay Wax Ku Dhawacantay e qof oo la shegay inay Ka mid ahayeen dadkii Bananbax Sameynayay Waxaana Isbitaalak ku Boqday qaar Ka mid ah Dubabka G, Hiraan .

Sidoo kale waxaa Wararku ay sheegayaan in kulan dhexmaray Maanta Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ugaas xasan Ugaas Khaliif iyo Duubab Reer Hiiraan ah uu fashil ku soo dhamaaday.

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar ayaa hadda wada dadaalo uu isugu keenayo Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ugaas Xasan si Xal loo gaaro.

Xaalaada magalaada Ayaa Wax Ay Tahay mid Kacsan Waxaan La arkayay Dad Qeyb Qeyb U socdo

Halkaan Ka dhageyso 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.