Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2016

“Warbixin” Dhageyso:Dawlada Jordan oo sheegtay in ciidamo Al-Shabab la dagaalama ay Soomaaliya ka joogaan

28th March 2016 admin 5

Wargeys la yiraahdo Middle East Eye ayaa qoray in boqorka wadanka Jordan boqor C/lla Bin Xuseyn inuu ka hor sheegay mar uu la hadlay xubnaha […]

Dhageyso:Ra’iisul Wasaaraha oo Isbitaalka Garoowe ku booqday Dhaawacyada Askartii Puntland

28th March 2016 admin 4

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa maanta Isbitaal ku yaalla Magaalada Garoowe ku booqday  Askar ka tirsan Ciidamada Puntland,kuwaasoo ku dhaawacmay Dagaalkii […]

DAAWO: Xildhibaan Goodax Barre oo ugu hanjabay Madaxweynaha Soomaaliya in ay la Dagaalamayaan.

28th March 2016 admin 11

Xildhibaan C/laahi Goodax Barre oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya ee ka soo jeeda Gobolka Hiiraan, ayaa si kulul u weeraray Siyaasadda Madaxweyne Xasan […]

Axmed Madoobe: “Shabaabka Jubooyinka 100 Dhalinyaro ah ayey ka wateen Deegaano Jubaland ka tirsan”.

28th March 2016 admin 3

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in Al Shabaab deeganada Jubbooyinka ay ka kaxeysteen caruur aad u da’yar kuwaasi oo ay […]

XOG: Yaa ku lug yeeshay Kiiska Dilka Marxuum Sade Mahad Dirir oo Xalay Mqudisho lagu Dilay.”Akhriso”

28th March 2016 admin 3

Magaalada Muqdisho waxaa xalay lagu dilay marxuum Sade Mahad Dirir oo kamid ah Ganacsatada Soomaaliyeed gaar ahaane kuwa Beesha Sade. Marxuumka waxaa lagu dilay Afaafka […]

XOG: Xasan Sheekh oo Odayaal dhaqan oo Kulan Qarsoodi ah ku yeeshay Magaalada Dubia

28th March 2016 admin 5

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa intii uu ku sugnaa magaalada Dubai, waxa uu kulan qarsoodi ah la yeeshay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka […]

Degdeg: Allaha U Naxariistee Marxuum Sade Mahad Dirir oo goordhaw lagu aasaayo Qabuuraha Taree Disho ee Magaalada Muqdisho.

28th March 2016 admin 2

Waxaa Saaka Qaburuaha Taree Disho ee Magaalada Muqdisho lagu aasayaa allaha u anxariiste Marxuum Sade Mahad Dirir oo dabley ku hubeysan Bistoolado ay ku dileen […]

Daawo Sawirada: Odayaasha Beesha Sade iyo Madaxweyne Axmed Madoobe oo Kismaayo ku kulmay.

28th March 2016 admin 4

Magaalada Kismaayo waxaa ku kulmay Qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka beesha Sade, iyo madaxweyna Jubaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, iyagoo kawada hadlay fulinta heshiiskii Dhawaan […]

Daawo:Barlamaanka Maamul goboleedka Galgaduud Sare oo Taageerey Heshiiskii Ka dhacay Kismaayo

28th March 2016 admin 4

Barlamaanka  maamul goboleedka Galgaduud Sare ayaa xaflad ay ku qabteen degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud  waxay ku taageereen heshiiskii ku dhexmaray mid kamida beelaha daga […]

Daawo:Kulan sharaxaad looga bixinayo heshiiskii la gaaray oo ka dhacay Kismaayo

28th March 2016 admin 3

Kulan sharaxaad looga bixinayo heshiiskii dhex maray mid kamida beelaha daga Jubbaland iyo maamulka Jubbaland oo ka dhacay Kismaayo waxaa kulankaa ka hadlay Siyaasiyiin,xildhibaanada dawlada […]

Daawo:kulan looga Hadlaayey Dhisida Isbitaalka Degmada Baardheere

28th March 2016 admin 4

Kulan aya isugu yimaadeen jaaliyada  Birmingham ee UK ayaa waxaa looga hadlay sidii loo dardar galin lahaa dhismaha isbitaalka degmada Baardheere  ee Gobolka Gedo waxa […]

tacsi

Innaa lilaahi wa Inaa ileyhi raajicuun.

27th March 2016 admin 21

Waxaa lagu dilay Muqdisho isagoo maasjid ku jira oo cibaadaysanaya marxuum Sade Mahad Dirir Guuleed , Bahda GEDOTIMES  Waxaan marxuumka alle uga baryaynaa innuu Janna Firdowso […]

Daawo: Wariye Ka tirsan VOA oo Muuqaal Wanaagsan kasoo tabiyay Magalaada Kismaayo.

27th March 2016 admin 10

Wariye VOA uga soo warama Jubaland ayaa ku soo warramaya in magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbadda Hoose uu haatan ka jiro mashquul xagga waddooyinka […]

Degdeg; Baarlamaanka Jubaland oo Markale Muddo kororsi u sameeyey Madaxweynaha Jubaland.

27th March 2016 admin 4

Xildhibaannada baarlamaanka dowladda Jubbaland ayaa kulan degdeg ah imminka ku leh xarunta Ceymiska ee magaalada Kismaayo. Kulanka waxaa ka soo qeybgalay 53-xildhibaan, waxaana ay uga […]

Daawo:Kulan lagu taageerayo heshiiskii Kismaayo oo lagu qabtey Degmada Doolow

27th March 2016 admin 6

Kulan loogu taageerayo heshiiska Kismaayo oo soo qaban qaabiyeen maamulka degmada Doolow ayaa lagu qabtey doolow waxaana halkaas kahadlay maamuka degmada iyo qaybaha kala duwan […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 28 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes