Innaa lilaahi wa Inaa ileyhi raajicuun.

tacsi

Waxaa lagu dilay Muqdisho isagoo maasjid ku jira oo cibaadaysanaya marxuum Sade Mahad Dirir Guuleed ,

Bahda GEDOTIMES  Waxaan marxuumka alle uga baryaynaa innuu Janna Firdowso ka waraabiyo, qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtu ka tagayna samir iyo iimaan kasiiyo.

Warerkeena dambaan idinkugu soo sheegaynaa waxii soo kordhs ee ha mooganina.

1 Comment

  1. Ilaahay ha unaxariisto dambigiisana dhaaf janadiina gee masaajid gudihis baa lagu dilay waana baydkii ilaahay aaway islaanimadii

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.