Daawo:kulan looga Hadlaayey Dhisida Isbitaalka Degmada Baardheere

Kulan aya isugu yimaadeen jaaliyada  Birmingham ee UK ayaa waxaa looga hadlay sidii loo dardar galin lahaa dhismaha isbitaalka degmada Baardheere  ee Gobolka Gedo waxa xafladaa kasoo qayb  galay  waxa garad,aqoon yahano,culimo,haween iyo qaybaha kala duwan ee bulshada  waxaana si buuxda loo taageeray in isbitallka bardheere sida uGu dhaqsaha badan loo dhiso madaama ay jiraan baahi wayn oo loo qabo,waxaana uGu dambayntii waxaa  la magacaabey gudiga dhaqaalo aruurinta Isbitaalka Baardheere oo ka kooban 9 dumar ah iyo 15 Raga.
Halkaan kadaawo shacabka baardheere oo codsanayaa in loo dhiso Isbitaalkahttp://www.gedotimes.com/2016/03/24/daawo-bulshada-ku-dhaqan-baardheere-oo-qurba-joogta-ka-codsaday-ka-qeyb-qaadashada-dib-u-dhiska-isbitaalka-degmada/
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.