Daawo:Kulan sharaxaad looga bixinayo heshiiskii la gaaray oo ka dhacay Kismaayo

Kulan sharaxaad looga bixinayo heshiiskii dhex maray mid kamida beelaha daga Jubbaland iyo maamulka Jubbaland oo ka dhacay Kismaayo waxaa kulankaa ka hadlay Siyaasiyiin,xildhibaanada dawlada federallka,siyaasiyiin,madaxda Jubbaland iyo qaybaha kala duwan ee shacabka Jubbaland. waxa kulankaan ka hadlay Xildhibaan magan,cabdi shire, maxamuud Sayid, Kaliil iyo madaxwayne ku xigeenka juubaland fartaag oo shirka soo gabagabeeyey waxana laysku raacay in heshiiskii kismaayo ka dhacay lafuliyo.
Hoos Kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.