Daawo:Barlamaanka Maamul goboleedka Galgaduud Sare oo Taageerey Heshiiskii Ka dhacay Kismaayo

Barlamaanka  maamul goboleedka Galgaduud Sare ayaa xaflad ay ku qabteen degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud  waxay ku taageereen heshiiskii ku dhexmaray mid kamida beelaha daga jubbaland iyo maamulka Jubbaland  waxayna si buuxda usoo daweeyeyen heshiiska lagu gaarey kismaayo. waxayna  kaloo barlamaanka Maamul goboleedka Galgaduud sare sheegen in lafuliyo qodobadaii lagu heshiiyey.

Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.