Dhageyso:Ra’iisul Wasaaraha oo Isbitaalka Garoowe ku booqday Dhaawacyada Askartii Puntland

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa maanta Isbitaal ku yaalla Magaalada Garoowe ku booqday  Askar ka tirsan Ciidamada Puntland,kuwaasoo ku dhaawacmay Dagaalkii ay la galeen Al-shabaab.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa mid mid u Gacan qaaday Askarta Ciidamada Puntland,kuwaas oo uu Xusay in ay Difaaceen Degaanada Puntland oo Shabaab ku soo duulay.

Cumar C/rashiid Cali Sharmaake Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Puntland u jooga wada Xaajood u dhexeeya Dowladda Soomaaliya iyo Madaxda Puntland oo ku aadan sidii Puntland loogu qancin lahaa qaadashada Nidaamka 4.5.

Dhawaan ayay Ahayd markii Putland ay Si Rasmi ah u shaacisay inay Qasaaro uu Ka Soo Garya Dagaalka Al- shabab kula galeen Degaanaada Maamulakasi.

Waxaan Maalmihii Danbe La soo Bandhigayay Dhalin yaro Ka Tirsan Al- shabab oo Lagu Qabtay dagaalka,

Halkaaan Ka dhageyso:

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.