Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2016

Dhageyso:Muxu Ka Yari Xasan Sheikh Isbadalka Amaanka Caasimda

5th March 2016 admin 4

Kulan Ammaanka Caasimadda looga hadlay oo ka dhacay Iskuulka Gen.Kaahiye ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya,Wasiirka Amniga,Guddoomiyaha Gobolka Banaadir,qaar ka mid […]

Dhageyso:Maleshiyaad Hubeysan oo Hawen iyo Caruur ku Dilay Degan hostago Magalada Galison ee Gal Gadud

5th March 2016 admin 2

Wararka ka imaanaya Degaanka Kaxandhaale Ee Gobolka Galgaduud oo ku yaalla Xadka Gobolkaasi uu la wadaago Wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in Maleeshiyo Hubeysan ay ku […]

Dhageyso: Qaraxyadii Bardhere Maxaa Ku Soo Kordhay:

5th March 2016 admin 3

Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo oo ay Saaka ka dhaceen Qaraxyo is xig xiga ayaa sheegaya in dadka ku […]

Degdeg: Qaraxyo ka dhacay Baardheere iyo Isgaarsiinta Degmada ooHawada ka maqan.

5th March 2016 admin 3

Wararka iminka naga soo gaarayo Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo aya sheegaya in qaraxyo waaweyn oo ruxay degmadaasi ay halkaasi ka dhaceen. Qaraxyada oo aan […]

madoobe

TOP: Beesha Hogaamiye Axmed Madoobe oo walaac ka qabto Heshiis dhexmara isaga iyo Beesha Sade…….

5th March 2016 admin 7

Iyadoo magaalada kismaayo ay gareen wufuud heer caalami ah kuwaas oo uu horkacayay Wasiirka Difaaca janaraal Diini ayaa safarka masuuliyiintaasi wuxuu walaac badan ku abuuray […]

DAAWO: Munaasabad ay lagu xusayay Sheekh Xasan Qoryooleey ayna ka qeybgaleen Maamulka Degmada Baardheere

5th March 2016 admin 3

Munaasabad Balaaran oo lagu xusayay Taariikhda Hogaamiyihii hore ee Ahlusunna sheekh xasan Qoryooleey aya Maanta lagu qabtay Gudaha Degmada Baardheere. Munaasabadda oo ay ka qeybgaleen […]

TOP Daawo: Dowladda Soomaaliya oo ku baaqday in La Dagaalanka Alshabaab hal dhinac looga soo wada jeesto.

5th March 2016 admin 0

Dowladda Soomaaliya ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqday in ay ladagaalanka Alshabaab hal dhinac uga soo wada jeestaan. Wasiirka Difaaca ee Dowladda Soomaaliya Janaraal Cabdulqaadir Sheekh […]

biyo

DAAWO: Deegaan Hoostaga Dhuusamareeb oo Biyo la’aan daran laga soo sheegayo

5th March 2016 admin 2

Deegaano hoosyimaada Xarun Goboleedka Galgaduud ee Dhuusamareeb ayaa lasoo warinaya in ay kajiraan biyo la’aan baahsan. Deeganka Shimbiraala oo hoostaga Degmada Dhuusamareeb ayaa kamid ah […]

DAAWO: Beero laga hirgaliyay Degmada Caabuwaaq Xilli Degmadaasi uusan wabi marin

4th March 2016 admin 2

Beero abuur ayaa laga hirgaliyay deegaano hoosyimaada Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud. Cabudwaaq oo kamid ah dhulalka aysan marin wabiyada Jubba iyo Shabeele midne aya […]

XOG: Wafdi Xildhibaano ah oo uu Hogaaminaayo Xil Magan oo Barri ku Wajahan Magaalada Kismaayo.

4th March 2016 admin 5

Wafdi kakooban ilaa toban Xildhibaan uuna Hogaaminaayo Xildhibaan Maxamuud Cali Magan ayaa maalinimada Barito ah ku wajahan Magaalada Kismaayo. Wafdigani xildhibaanada ah aya dhamaantood ah […]

XOG : Shaqaaqo Kismaayo ku dhexmartay Ciidamada Dowlada iyo Kuwa Jubba Khsaarane sababtay oo Kismaayo ka dhacday.

4th March 2016 admin 1

Ciidamada Dowladda es ku xareysan Jaamacadda Magaalada Kismaayo aya maanta afaafka hore ee xeradooda waxa ay kudileen askari ay kusheegen inuu ahaa basaas. Askariga la […]

axmed

TOP News : Axmed Madoobe oo Ciidamo Tiradooda lala yaabay Maanta Tababar uga Furay Dee

4th March 2016 admin 7

Hogaamiyaha maamulka Jubba Axmed Madoobe oo maanta safar saacado qaatay ku tagay Deegaanka Dhoobleey ee Gobolka Jubada Hoose aya halkaasi u gaaray in uu furo […]

Daawo: Siyaasiyiin horay Siyaasadda ugu kala irdhoobay oo Maanta Hal madal ku wada damaashaaday.

4th March 2016 admin 0

Maanta oo jimco ah waxaa Dekadda Iyo xeebaha kismaayo u damaashaad tagay siyasiyiin horay siyaasadda ugu kala irdhoobay. Siyaasyiinta maanta Damaashaadka ka qeybgashy waxaa kamid […]

TOP: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo loo diiday in uu Gudaha ugalo Isbitaalka Digfeer.

4th March 2016 admin 0

Qaar ka mid ah Idaacadaha maxalliga ee Muqdisho ayaa baahiyay warar sheegaya in Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale oo maanta dib […]

Wasiir Diini : “Majirto cid guul ka sheegan karto Siyaasadda Jubaland sanadihii lasoo dhaafay”

4th March 2016 admin 3

Wasiirka difaaca Soomaaliya Janaraal Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini aya dhamaan dhinacyada kukala duwan siyaasadda Jubaland ugu baaqay in ay tanaazulaad muujiyaan. Wasiir Diini ayaa sheegay […]

Posts pagination

« 1 … 23 24 25 … 28 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes