Daawo: Siyaasiyiin horay Siyaasadda ugu kala irdhoobay oo Maanta Hal madal ku wada damaashaaday.

Maanta oo jimco ah waxaa Dekadda Iyo xeebaha kismaayo u damaashaad tagay siyasiyiin horay siyaasadda ugu kala irdhoobay.

Siyaasyiinta maanta Damaashaadka ka qeybgashy waxaa kamid ahaa Hogaamiyaha Mamaulka Jubba Axmed Madoobe,wasiirka gaashaadhigga,siyaasiiyiinta kala ah Cabdi Shire,Janaraal Cali Madoobe iyo Ibrahim dheelmooy.

Damaashaadkani ayaa u muuqda mid muujinaya isu soo dhawaansho ka dhexdhaca Siyasiiyintani oo xafiiltan Siyaasadeed uu ka dhaxeeyey sanidihii lasoo dhaafay.

Isu soo dhawaansho dhica siyaasadda ayaa kismaayo ka muuqdo,waxaana wixii barri loo gaaro laguda galayaa kawada hadalka waxyaabaha ay kala tirsanayaan beelaha ay kasoo kala jeedaan siyaasiyiintani.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA DAMAASHAADKA.

FB_IMG_1457107074925FB_IMG_1457107070125

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.