DAAWO: Beero laga hirgaliyay Degmada Caabuwaaq Xilli Degmadaasi uusan wabi marin

Beero abuur ayaa laga hirgaliyay deegaano hoosyimaada Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Cabudwaaq oo kamid ah dhulalka aysan marin wabiyada Jubba iyo Shabeele midne aya hadane dadka deegaanka waxay u istaageen iyadoo sidaas ay tahay in ay hadane Abuurtaan khudaar iyo waxyaabaha kale ee nolasha aasaasiga u ah.

qurbo joog ku sugan degmada caabudwaaq oo warbaahinta la hadlay ayaa shegay in ay ku dadaalayaan in ay dhulkooda kasooaartaan dhamaan kheyraadka laga helo deegaanada wabiyada

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.