XOG: Wafdi Xildhibaano ah oo uu Hogaaminaayo Xil Magan oo Barri ku Wajahan Magaalada Kismaayo.

?????????????

Wafdi kakooban ilaa toban Xildhibaan uuna Hogaaminaayo Xildhibaan Maxamuud Cali Magan ayaa maalinimada Barito ah ku wajahan Magaalada Kismaayo.

Wafdigani xildhibaanada ah aya dhamaantood ah Xildhibaanada Beesha Sade ee ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Kuwaas oo Kismaayo u tagaya ka qeybgalka shirka Beelaha Sade iyo Maamulka Jubba uga furmayo barito Magaalada Kismaayo.

Xildhibaan Magan oo la hadlay warbaahinta Gedo Times ayaa inoo xaqiijiyay in Maalinta Barito ah ay kismaayo u kictimi doonaan Wafdigan uu isagu Hogaaminaayo.

Socdaalka Wafdigani aya imaanaya xilli maanta la magacaabay guddi kakooban ilaa 12 xubnood kuwaas oo marjac u ah dooda iyo isla xisaabtanka ay beesha Sade la gali doonto Maamulka Jubba.

Wixii kusoo kordha markastaa Isha Ku hay Gedo Times kalana Soco Wararka markaa taagan ee jubaland iyo Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.