TOP: Beesha Hogaamiye Axmed Madoobe oo walaac ka qabto Heshiis dhexmara isaga iyo Beesha Sade…….

madoobe

Iyadoo magaalada kismaayo ay gareen wufuud heer caalami ah kuwaas oo uu horkacayay Wasiirka Difaaca janaraal Diini ayaa safarka masuuliyiintaasi wuxuu walaac badan ku abuuray beesha Absame.

Beesha Absame oo ah Beesha uu kasoo jeedo Hogaamiye Axmed Madoobe ayaa walaac ka muujiyay siyaasiyiinta miisaanka culus leh ee kasoo jeeda Beesha Sade Safarka ay Kismaayo ku tageen.

Beeshani oo dhowrkii sano ee lasoo dhaafay kutumasho dhinaca bulshada ah ku haysay beelo badan oo soomaaliyeed ayaan u diyaarsaneyn in ree jubaland ay heshiiyaan waxayna nabad ka dhalata jubaland ka doorbidayan in xaalku sidaan ahaado Maamulka Jubbane uu Qiilmawaaye iyo Baarcaleen u dhaxeeyo.

Waxaa lasoo warinayaa in Axmed Madoobe ay ku cadaadinayaan inuusan la heshiin beesha Sade inkastoo heshiiska hada kismaayo loo joogo qudhiisa uu yahay mid lagu qasbay Axmed Madoobe iyo Xulafadiisa.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.