Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2016

No Image

Xog :Meel Ku Sheeg Maxamed Cabdi Kalil.

27th February 2016 admin 1

Koox Yar oo Racsan Hogaamiyha Jubland yaa wax ay Faafiyeen In  Maxamed Cabdi Kalil uu Tagay Magaalaada kismaayo . Dadka Faafinayo Wararkaasi Been Abuurk ah […]

Xog; Cabdi Rashiid Janan oo Lo Diday inuu Tago Dolow

27th February 2016 admin 4

Ciidamada Itoobiyo ayaa wax Ay u Diden Magaalada Dolow inuu Tago Cabdi Rashid Janana oo Lo Yaqaano Indho Kori. U jeedka Cabdi Rashiid lagu Diday […]

Dhageyso: Xer Ilaaliyaha Qaranka Dowlada Ha Abaal Mariso Ciidamadi Ku Wax yelobay Weraradi Muqdisho

27th February 2016 admin 1

Xeer Ilaaliyaha Qaranka Somaaliya Ayaa Wax uu Ka Warbixiyay Werarkii Xalay Ka Dhacay Hotel S.y.l  Dowalada Somaaliya ayaa Wax ugu Baqay Xeer Ilaaliyaha in Abaal […]

Dhageyso :Muwadinin Somali ah oo Ku Xaniban Garoonka Nayroobi

27th February 2016 admin 2

Muwadinin Somaali ah oo Tiro Ahaan Garayo Ilaa 6 ruux Ayaa Waxaa Ay Ku Xaniban yihin Garoonka Diyaaradaha Magalaada Nayrobi. Dadkaan ayaa Wax Ay Ka […]

Dhageyso:Faah Fahin ,Madaafic Caawa laga Maqalayo Qeybo Ka mid Suqa Xolaha

27th February 2016 admin 2

Warar uu Ka Helayo Gedo Times Xaafada Suqa Xolah Aya Wax Ay Shegayaan Ka Dib Markii  Farisin Ciidamada Dowlada Ay Kula hayen Xerada Maslaxa Ay […]

Daawo Sawirada Askartii Ku Dhimatay Qaraxii Xalay oo Aas Qaran Loo Sameeyey

27th February 2016 admin 5

Magaalada Muqdisho Maanta Waxaa Aas Qaran Looga Sameeyey Askartii Xalay Ku Geeriyootay Weerarkii Alshabab ay Ku qaadeen Nawaaxiga Hotel S.Y.l ee Muqdisho. Askartu waxay isku […]

Madaxweyne Xasan oo Dhawan Saxiixi Doona Heshiis lugu Soo Celinayo Qaxootiga Soomaaliyed ee Swedan

27th February 2016 admin 5

Ilo  Xog Ogaal ayaa sheegaya in Dhawaan Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu Tagi Doono Magaalada Stockholm ee Dalka Swedan  uu Tagi Doono Wafdi uu Hogaaminayo […]

DEGDEG: Dagaal Fool Ka Fool ah oo Caawa Ka Socda Muqdisho

27th February 2016 admin 3

Wararka aan Ka heleyno Xaafada Suuqa Xoolaha ayaa sheegaya in Dagaal Xoogan uu Ka soconayo Xaafada Suuqa Xoolaha ee Magaalada Muqdusho Goobjoogayaal ayaa sheegaya in […]

LONDON= Siyaad Barre General Hospital FundRaising event

27th February 2016 admin 1

Waxaa noo sharaf ah inaad nagala qayb qaadataan xaflada dhaqaale aruurinta Siyaad Barre General Hospital Garbaharey Gedo Somalia oo ka dhacaysa caawa MillenniumHotels London Sabtida […]

Daawo:Wiil Yar Oo La Qafaashay Oo soo Badbaaday

27th February 2016 admin 1

Waxaa soo badanayaa ilmaha laga qafaalanayo Somaliland kadibna xubnaha mihiimka ah lagala baxayo sida Beerka,kalyaha iwm  tani waxay walwal kuhaysaa shacabka magaalooyinka Hargeysa,Berbera,burco iyo kuwa […]

Daawo Sawirada: Gobtii Xalay Werarka Ka Dhacay iyo Qar Ka mid Gobaha Cafimaadka

27th February 2016 admin 1

Halkaan Ka Dawo Sawirada Gobtii Xalay Werarka Ka Dhacay iyo Qaar Ka mid ah Goobaha Cafimaadka Dadkii La Geyay.

Dhageyso: Maamulka Isbitaal Madino” Waa Ay Korartay Dhimashada Dadki La Kenay Isbitaalka

27th February 2016 admin 0

Tiro dhaawacyo ah oo wax ku noqday weeraradii xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa  ayaa la gaarsiiyay Isbitaalada Caafimaadka. Madaxa Caafimaad Isbitaalka Madiina Drs Duniyo […]

Dhageyso: Xildhiban, Ciidamada Xaquuqdoda Hala Siyo Markaas Ayay Amniga Sugayaan.

27th February 2016 admin 0

Xildhibaan Max’ed Macallin Jiis oo ka  mid ahaa Baarlamaankii KMG kana mid ahaa dadkii ku sugnaa Hoteel Muna  xilliga weerarkii xalay uu dhacayay ayaa sheegay […]

Dhageyso: Askartii Ku Geriyotay Werarkii Xalay oo Aas Qaran Muqdisho Logu Sameyay.

27th February 2016 admin 1

Askartii Xalay ku geeriyootay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa aas qaran loogu sameeyay Magaalada Muqdisho oo ay ka qeyb galeen masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo […]

Dhageyso: Wasiiro iyo Xildhibaano Garay Magaalada Baladweyne

27th February 2016 admin 1

Xildhibaan Maxa’ed Cumar, oo ah Habdhowraha Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa ka warbixiyay Safar Wafdi ka socda Dowladda uu Maanta ku gaarey Magaalada Beledweyne, ee xarunta Gobolka […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 24 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes