LONDON= Siyaad Barre General Hospital FundRaising event

Screenshot (145)Waxaa noo sharaf ah inaad nagala qayb qaadataan xaflada dhaqaale aruurinta Siyaad Barre General Hospital Garbaharey Gedo Somalia oo ka dhacaysa caawa MillenniumHotels London Sabtida habeynka axadu soo galeyso markay taariiqdu tahay 27-02-2016 saacaduna 18:00 ama 06:00 Address: 4-18 Harrington Gardens, London, GB SW7 4LH. waxaa xafladaa imaanaya ahna SpecialGuest Deeqa Maxamed Siyaad Barre, Abdi Maaxay, Asiili Xaashi iyo qaybaha kala duwan ee bulshada sida Dhaqatiirta,aqoonyahanada,gabdhaha,odayaasha,dhalinyadada, waxaan kamaqneyn xaflada cuntadii iyo cabitaalka wixii faafahin kala xariir telephonka hoose  Trainka  uGu dhaw waa Gloucester Road, South Kensington and Earls court. and Bus 49.70.74,430.
hoteeeeel

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.