DEGDEG: Dagaal Fool Ka Fool ah oo Caawa Ka Socda Muqdisho

Wararka aan Ka heleyno Xaafada Suuqa Xoolaha ayaa sheegaya in Dagaal Xoogan uu Ka soconayo Xaafada Suuqa Xoolaha ee Magaalada Muqdusho

Goobjoogayaal ayaa sheegaya in Alshabab Weerar Xoogan ay Ku qaadeen Fariisin Ciidamada Dowlada Soomaaliya ay Halkaasi ay Ku lahaayeen

Dhinac Kale Tiro Madaafiic  ah ayaa LA Sheegayaa in Lagu  Garaacayo Xaafadaha Suuqa Xoolaha ee Muqdisho

La Soco Wixii Soo Kordha

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.