Madaxweyne Xasan oo Dhawan Saxiixi Doona Heshiis lugu Soo Celinayo Qaxootiga Soomaaliyed ee Swedan

Ilo  Xog Ogaal ayaa sheegaya in Dhawaan Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu Tagi Doono Magaalada Stockholm ee Dalka Swedan  uu Tagi Doono Wafdi uu Hogaaminayo Xasan  Sheekh Maxamuud Socdaalka Xasan uu ku aadayo Halkaasi waxaa ka mid ah in uu Saxiixo Heshiis Lagu Soo Celinaayo  Q axootiga Soomaaliyeed ee Dalkaasi Swedan Joogta.

Ilo  Xog Ogaal ah ayaa sheegaya in  La doonayo in dib loo Soo Celiyo Qaxootiga Soomaaliyed ee Dalkaasi Swedan joogta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Saxiixaya Heshiis Arimahaasi Ku aadan.

Dhinaca Kale Walaac iyo Walbahaar Arimahan Waxaa Ka Muujiyey Dad Soomaaliyeed ee Ku Dhaqa n  Dalkaasi islamarkaana Ku  Jira Xerooyin Waaweyn ee Ku Yalla Dalkaasi.

02 Bisha oo Ku aadan Maalin Arbaca ayaa Madaxweynaha Waxaa uu Tagi doonaa Dalkaasi Waxaana Casuumaad Rasmi ah uu Ka Helay Madaxda Dalka Swean

Dowlada Swedan ayaa Diyaarisay Dukumiintiyo La Doonayo in uu Saxiixo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Kaasi oo Dib looga Soo Celinayo Qaxootiga Soomaaliyed

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.