Daawo:Wiil Yar Oo La Qafaashay Oo soo Badbaaday

Waxaa soo badanayaa ilmaha laga qafaalanayo Somaliland kadibna xubnaha mihiimka ah lagala baxayo sida Beerka,kalyaha iwm  tani waxay walwal kuhaysaa shacabka magaalooyinka Hargeysa,Berbera,burco iyo kuwa kale. maamulka Somaliland waxna ilaayo hada kama qaban waxaa kawaramaya mid kamida ilamaha ka badbaadey afduubka.

Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.