Xog :Meel Ku Sheeg Maxamed Cabdi Kalil.

Koox Yar oo Racsan Hogaamiyha Jubland yaa wax ay Faafiyeen In  Maxamed Cabdi Kalil uu Tagay Magaalaada kismaayo .

Dadka Faafinayo Wararkaasi Been Abuurk ah Ayaa Kuwo Yar oo Laalush iyo Baryootan Ka Qatay Hogaamiyah jubland .

Maalmihii Danbe ayaa Wax la Hadal Hayay inuu Kismaayo tagayo Maxamed Cabdi Kalil  laakin Mar uu La Hadlayay Gedo Times Ayaa  been abuur ku Tilmaamay Wararkaasi.

Caaw ayaa si aad loo Hadal Hayay inuu kaalil tagay kismaayo Maanta Laakin waxaan Goordhow La Hadalay gedo times isago ku Sugan Hotelka uu Ka Dagan Yahay Magaalaada muqdisho

Hadalkaasi ayuu ku shegayo kuwa jacel in dadka ay Jahwareriyana Laakin Laga Tabo Tagayo Wararka Beent ah ee ay Faafinayaan “Waxa sidaa Yiri Maxed Cabdi Kalil”

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.