Xog; Cabdi Rashiid Janan oo Lo Diday inuu Tago Dolow

Ciidamada Itoobiyo ayaa wax Ay u Diden Magaalada Dolow inuu Tago Cabdi Rashid Janana oo Lo Yaqaano Indho Kori.

U jeedka Cabdi Rashiid lagu Diday Ayaa Ah inuu Racay Ahmed Madoobe oo Tagersan Kenya Ka Dibna Amar Ka so Baaxay Sarakisha Itobiyo Logu Diday Tagista Dolow . Indhokori oo ahaa Shaqsi si aad ugu Jajaban itoobiyo ayaa Hada Ka Faro Baxsaday Wax uun ku Biray Garabka Kenya Ka dib Markii Hogaamiyaha Jubaland uu u Balanqaday Madaxweyne Ku Xigeen,

Cabadi Rashiid oo ah Shaqsi Dhiigyo Cab ah oo Dad Badan oo Masaakin ah Si Xaq Daro ah ku Layay Ayaa Hada Wax uu Taf Xedanayaan inuu u soo istaago Gumaadka Lagu Hayo Besha sade ee uu Ka soo jeedo .

Waa Shaqsi Aqoon Maadi iyo Mid Diin Aan Lahayn Mar una Maamulka uu Gacanta U galay Wayadii Danban ay ku Adeganeysay Dowlada Itoobiyo .

Hada Kismaayo Waxaa Oga Furan xafiis uu ku Baado Dad u Dhashay Besh Sade si uu oga Qaato Lacag Ka dib Markii ay Ku adkatay Nolasha ,.

Waxa had Fashil ku Dhamaaday Shirkii Ka Soconayay Magalaada kismaayo oo Lagu Rabay in Lagu Afduubo Besha Sade Laakin ay diideen Afduubka Hogaamiyaha Maamulka Jubalnd

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.