Dhageyso: Xer Ilaaliyaha Qaranka Dowlada Ha Abaal Mariso Ciidamadi Ku Wax yelobay Weraradi Muqdisho

Xeer Ilaaliyaha Qaranka Somaaliya Ayaa Wax uu Ka Warbixiyay Werarkii Xalay Ka Dhacay Hotel S.y.l  Dowalada Somaaliya ayaa Wax ugu Baqay Xeer Ilaaliyaha in Abaal Marin Gudoonsiyay Ciidamadii ku Wax yelobay Weraradi Muqdisho Ka Dhacay.

Dhinaca Kale ayaa  Shacabka Wax uu ugu Baqay inay La shaqeyaan Ciidamada Dowlad iyo laamaha Amaanka Si logu Guleysto Amaanka Caasimada Somaaliya.

Mudoonyinki Danbe ayaa Waxaa Muqdisho Si Xowlihi ah ugu Soo Badinayay  Weraro Qorshaysan  oo ay Al- shabab ku Qadayeen Goobo Gaar ah oo uu Qasaaro Badan Ka Dhalanyay

Halkaan Ka dhageyso:

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.