Dhageyso :Muwadinin Somali ah oo Ku Xaniban Garoonka Nayroobi

Muwadinin Somaali ah oo Tiro Ahaan Garayo Ilaa 6 ruux Ayaa Waxaa Ay Ku Xaniban yihin Garoonka Diyaaradaha Magalaada Nayrobi.

Dadkaan ayaa Wax Ay Ka Baxeen Magaalaada Muqdisho Iyago Ujedkooda Safar Wax uu aha  Sudaan Iyago Siyaabo Kala Duwan ugu Socday.

Dadka Ayaa markii Laga So Celiyay Sudaan Ayaa Waxaa   La kenay  Magaalada  Nayroobi Ka dib Ayay Shegeen in Muddo 11 Bari ah Ay ku Xaniban Yihin Garoonka sidoo Kalana Loo Diiday Biyo Cunatadii  laamaha Amaanka Ay Shegeen Inaybo Yasayan Sidoo kalan ay Ku Dhex Dhumanayaan Garoonka Gudihisa Iyaga Ka Cabsi Qabo Askarta Kenya Sidoo kalana Ay Jiftaan dhulka Ismiidka Ah.

Xildhibana Maxamed Cumar Dalxa ayaaa Ku Boqaday Garoonka Wax uu Rajo Xumi Ka mujiyay Tacdiga Dadkaasi Loo Geysatay Isagoo Shegay inuu Xariir La Sameyay    Safaaradaha Dowalada ay ku ledahaya Nayroobi yo Sudaan oo ay Ka Jawbi Wayeen Talefanka.

Halkaan Ka Dhageyso :

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.