Dhageyso:Faah Fahin ,Madaafic Caawa laga Maqalayo Qeybo Ka mid Suqa Xolaha

Warar uu Ka Helayo Gedo Times Xaafada Suqa Xolah Aya Wax Ay Shegayaan Ka Dib Markii  Farisin Ciidamada Dowlada Ay Kula hayen Xerada Maslaxa Ay werar Ku So Qadeen Kooxo Hubeysan ,

Werark oo ahaa Mid Xogan Ayaa Dhawaqa rasasta Labad Dhinac Ay is Weydaarsanayaan Ayaa Laga Maqlayay Qeybo Ka mid Magaalada Muqdisho .

Inaksto Aanan La ogeyn Qasaraaha werarka Ka Dhashay Hadan Fejignaan  Xogan Ayaaa La Mujiynaya Xaafada Suqa Xolaha Caawa .

Madaaficda Labada Dhinac aya Waxa Ay ku Dhacayeen Qeybo Ka mid xaafada Suqa Xoolaha  Mid Ka mid Dad Ku nool Suqa Xolaha oo la Hadasha Ged times ayaa Xaqijisay Inay Cabsi Xogan Soo  Food Saratay.

Halkaan Ka Dhageyso:

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.