Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2016

Daawo:Sarkaal qarax loogu xirey garigiis

6th February 2016 admin 0

Sargaal katirsan Nisa ayaa garigiisa qarax loogu xiray, qaraxaas wuxuu qasare gaystey hal qof dhimasha ah mid dhaawac ah saraakiisha abniga aya sheegey inay baritaan […]

Deg Deg: Qarax xoogan oo ka dhacay Degmada Wadajir

5th February 2016 admin 0

War goordhow soo gaaray Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya Gaari walxaha Qarxa lagu soo xiray uu ka dhacay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. […]

Maqaal:Cabsida Kenya Cadaadiskee Kenay

5th February 2016 admin 0

Ciidamaada Dalka Kenya ayaa Ilaa iyo Markii La Weraray Saldhigii ay Ku Lahayeen Magaalada Ceel cade waxaa Soo Food Saartay Cabsi iyo Wal Wal Xaga […]

Xog: Maleshiyaadkii Raaskanboniyinta oo Isaga Baxayo Kismaayo

5th February 2016 admin 0

Warark aan Ka Heleyno Magaalada Kismaayo Ayaa Shegayo In Magaalada Ay Isaga baxyaan Ciidamadii Raas Kan Boniyinta ee Ku sugnaa kismaayo. U jeedka Ciidamada ay […]

Xog: Gor Gortankii Besha Sade iyo Hogaamiyaha Jubaland oo Bilaabanayo

5th February 2016 admin 0

Maalmaha Soo Socdo Ayaa lagu Wada Magaalada Kismaayo inuu Ka Furmo Shirkii Dib u Heshisineed ee u Dhaxeyay Hogaamiyaha Jubland iyo Siyasaasiyinta Besha Sade Oga […]

Wasaaradaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Suudaan oo hishiis ku kala saxiixday Khartoum

5th February 2016 admin 0

Xogahaya joogtada Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya Mudane Cali bin Cali iyo dhigiisa Dalka Sudan ayaa Maanta Saxiixay Heshiis is afgarad ah oo dhex mari doona […]

Dhageyso: Dad Dano Gaar ah Wato Ayaa Ka Danbeyay Rabshadihii Bosaaso

5th February 2016 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shaaca ka qaaday in aysan u dulqaadan doonin Dad uu ku tilmaamay in ay qalqal siyaasadeed ka […]

Dhageyso: Cid ka Hadli Karto Ma jirto Dhacdadii Daalo Airline

5th February 2016 admin 0

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Jaamac Jangali oo Saxaafada la hadlayay ayaa sheegay in aanu la hordhin dhacdhii Diyaaradda Daallo […]

Dhageyso: Maxay Ciidamada Dowlada oga Baxeen Marko.

5th February 2016 admin 0

Wararka laga helayo Magaalada Marka ayaa sheegaya in Ciidamada Booliska iyo kuwa Militariga Dowladda Soomaaliya ay ka baxeen Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Sh.Hoose. Ilo […]

Kenya oo Sii Deysay Gaadidkii Gurmadka ee G, Gedo

5th February 2016 admin 0

Hay’adda Cunnada Aduunka (WFP)  ayaa shaaca ka qaaday Dowladda Kenya in ay u ogolaatay Gaadiidkeeda dhawaan lagu hakiyay Magaalada Mandheera ay galaan gudaha Dalka Soomaaliya. […]

Dhageyso:Axmed Madobe: Gedo Xasuuq Kama Dhicin

5th February 2016 admin 0

Madaxweynaha Maamulka KMG ah ee Jubaland, Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa sheegay in xiriir wanaagsan oo wada shaqeyn aysan kala dhaxeyn Maamulkiisa iyo Xafiiska […]

DAAWO:Galaydh oo furay iskool Buuhoodle

5th February 2016 admin 0

Madaxwayanaha Khaatumo state ayaa ka qayb galay xaflad lagu furay dugsi hoose oo cusub oo maalgalisey Dawlada Finland waxaana iskuulkaan in laga hirgaliyo qaybwayn ka […]

DAAWO:WASIIRADA SOOMAALIUYA BAARAYAAL CAALAMI AH AYAA BAARAYA SHILKII DAALLO

5th February 2016 admin 0

Golaha wasiirada Soomaliya ayaa iskuraacay in baarayaal calaami ah loo saaro shilkii ka dhacay diyaaradi daalo oo iyadoo hawada maraysa qarax ka dhex dhacay qofna […]

DAAWO:Wasaarada Gaashandhiga Somaliya heshay Gadiid Xabad karin

5th February 2016 admin 1

Wasaarada gashaandhiga Somaliya waxaa lagu wareejiyey gadiidka xabadu Karin oo ay ku wareejisay dawladu Maser wasiir ku xigeenka wasaarada gaashaandhiga Somaliya muda Cabdalla Xuseen cali […]

DAAWO: GAAS GAAREY MAGAALADA GAROOWE EE CAASIMADA PUNTLAND

5th February 2016 admin 0

Madaxwaynaha Puntland C/Wali Gaas ayaa ku laabtey Garoowe kadib markuu socdaal dhulka ah uga yimid boosaaso madaxwayne ayaa sheegey in Puntalnd ay kasocoto horumar iyo […]

Posts pagination

« 1 … 20 21 22 … 24 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes