Dhageyso: Cid ka Hadli Karto Ma jirto Dhacdadii Daalo Airline

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Jaamac Jangali oo Saxaafada la hadlayay ayaa sheegay in aanu la hordhin dhacdhii Diyaaradda Daallo  Airlines ay ku dhaawacmeen labo Ruux.

Wasiir Jangali ayaa sheegay in ay wadaan baaritaano kala duwan oo la xiriira waxa keenay in Diyaaradaasi si deg deg ah loogu soo celiyo Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa waxuu sidoo kale qeexay in aan loo baahneyn in la sameeyo tuhun la xiriira in Koox ay falkaasi ka dambeysay waxuuna tilmaamay in dhawaan Saxaafada gudha iyo midda Caalamka ay la wadaagi doonaan natiijada Diyaaradda Daallo.

Khuburo heer Caalami ah ayaa waxaa la filaya in ay soo garaan Magaalada Muqdisho, si ay baaritaan ugu sameeyaan hadii Diyaarada Daallo lagu qarxiyay bambaano

Halkaan Dhageyso:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.