DAAWO: GAAS GAAREY MAGAALADA GAROOWE EE CAASIMADA PUNTLAND

Madaxwaynaha Puntland C/Wali Gaas ayaa ku laabtey Garoowe kadib markuu socdaal dhulka ah uga yimid boosaaso madaxwayne ayaa sheegey in Puntalnd ay kasocoto horumar iyo amaan looma baahna in amaanka qalqal ay kusameeyaan dad lasoo ijaartey loona baahan yahay in shacabka Puntland ay ilaashtaan amaankooda iyo horumarkooda.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.