DAAWO:Wasaarada Gaashandhiga Somaliya heshay Gadiid Xabad karin

Wasaarada gashaandhiga Somaliya waxaa lagu wareejiyey gadiidka xabadu Karin oo ay ku wareejisay dawladu Maser wasiir ku xigeenka wasaarada gaashaandhiga Somaliya muda Cabdalla Xuseen cali ayaa kala wareegay gadiidkaas safiirka dawlada Maser Walid Ismaaciil safiirka ayaa sheegey tani inay kamid tahay sida dawlada Maser ay ugarabtaagan tahay dawlada soomaliya.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.