DAAWO:Galaydh oo furay iskool Buuhoodle

Madaxwayanaha Khaatumo state ayaa ka qayb galay xaflad lagu furay dugsi hoose oo cusub oo maalgalisey Dawlada Finland waxaana iskuulkaan in laga hirgaliyo qaybwayn ka qaatey ururka horimarinta sool,sanag iyo cayn waxaa halkaas kahadlay qaybaha kala duwan ee bulshada iyo golaha deegaanka Buuhoodle.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.