Daawo:Sarkaal qarax loogu xirey garigiis

Sargaal katirsan Nisa ayaa garigiisa qarax loogu xiray, qaraxaas wuxuu qasare gaystey hal qof dhimasha ah mid dhaawac ah saraakiisha abniga aya sheegey inay baritaan kuwadaan cidii kadambeysey qaraxaan iyadoo ilaa iyo hada aan cidna loosoo qaban.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.