Deg Deg: Qarax xoogan oo ka dhacay Degmada Wadajir

War goordhow soo gaaray Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya Gaari walxaha Qarxa lagu soo xiray uu ka dhacay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.

Gaarigaan la qarxiyay ayaa la sheegayaa in uu leeyahay Mas’uul ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Ilaa iyo hada lama oga khasaaraha ka dhashay Qaraxan ka dhacay Degmada Wadajir.

Wixii faah faahin dheeraad ah waan idinla socodsiineynaa haddii allaha awooda leh ka raali noqdo.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.