Maqaal:Cabsida Kenya Cadaadiskee Kenay

Ciidamaada Dalka Kenya ayaa Ilaa iyo Markii La Weraray Saldhigii ay Ku Lahayeen Magaalada Ceel cade waxaa Soo Food Saartay Cabsi iyo Wal Wal Xaga Amniga ah.

Dhacadadii Ceel Cade ayaa Noqotay Mid aan wali Ka Sal Gurin Qulubta Dad badan oo Ka Naxay Qaabka ay u Dhacday,

Hada Ciidamaada Kenya Waxaa ay Ka Baxeen Labo Gobood oo ay Ka Daganayeen Gobalka Gedo Taas oo Dhabar jab ku Noqotay Dadaalkii Gobalka lagu Nabadeynayay.

Kenya Wali Waa Ay Garan La, Dahay Gafka ay Geysatay Guul Daradiisa Inkastoo Dad Badan Ay jeclayeen G, Gedo Inuu noqodo Gobal Lagu Guleysato Xaaladiisa Amni iyo midiisa Hormarineed Hadan wali Xaalka Waa Xigasho La, aan .

Dadka ku nool Gobalka  Waa Kuwa u nugul Hormarka Dowladimada  Jacel inay helaan hanuunin Dowaldimo Hadana Hagar Daamada Hogaayamiyaha Jubaland ayaa Howal Kale Noqotay.

G . Gedo Ayaa Mid Daris Wadaag la, ah labada Dal ee Daris Wadaag ah La, ah Somaliya hadana lagu Xanto inaysan jecleyn Dowladnimada Somaaliya  Kuma Sii jiraan Dadka Darisk ah La, ah ee Dhibaatadooda Dhabarka U Dhiganayo .

Wali waxaa Muqato Ifafaalo Lagu Sawiro Karo Inaan Laga Qusan Dowaladimada  Somaaliya  Hadan Xaalka Waa “ Maxay  Ka Nugtaa Maxayse ku Nugtaa.

W/Q jeylaani Husen yusuf

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.