Xog: Maleshiyaadkii Raaskanboniyinta oo Isaga Baxayo Kismaayo

Warark aan Ka Heleyno Magaalada Kismaayo Ayaa Shegayo In Magaalada Ay Isaga baxyaan Ciidamadii Raas Kan Boniyinta ee Ku sugnaa kismaayo.

U jeedka Ciidamada ay U Baxayaan Ayaa Lagu Sheegay inay Horay Oga Mid ahayeen Jabahadii ONLF . Ka Dib Markii Kismaayo la geyay Ciidamada Itoobiyo oo ay Ka Cabsaden inay Xir Xiraan .

Ilaa 700 Askari ayaa Xalay Ka Baxday Kismaayo Iyago u Jaheystay Dhinaca jasiirada Kudhaa,  Sidoo Kale Kuwa kale ayaa la shegayaa inay Ku dhumaleysanayaan Magaalad Gudaheda iyago wal wal Ka Mujinaayo Sidii oga Bixi Lahayeen Magaalada,

Ciidamada Ka Baxay Kismaayo ayaa ah Kuwa Sida Gaarka Ah ugu Tabo Barnaa Hogaamiyaha Jubland oo Xaalada Siyaasaded ay Hada Ku Xun Tahay.

iLaa iyo Markii Ciidamo Ka Socdo dalka itoobiyo La geyay Magaalada kismaayo ayaa Cabsi Wax ay soo Foodsaartay “ Madoobe” oo  Awooda uu ku Tashanaayo ay ahyd ONLF.

“Xaalka kismaayo ayaa ah Xarago Danbo Ma jirto”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.