Xog: Gor Gortankii Besha Sade iyo Hogaamiyaha Jubaland oo Bilaabanayo

Maalmaha Soo Socdo Ayaa lagu Wada Magaalada Kismaayo inuu Ka Furmo Shirkii Dib u Heshisineed ee u Dhaxeyay Hogaamiyaha Jubland iyo Siyasaasiyinta Besha Sade Oga Qeyb Galayo wado Hadalka Gor gortanka Siyaasaded.

Xulista Ergada iyo siyaasiinta ayaa  Ka Socoto Magaalada muqdisho iyo G, gedo oo wali ay ka Soconayaan Kulamo Go, aanka Loga Garayo dadka Ka Qeyb Galayo Kulanka,

10 Bishaan aan Ku Gudo Jirno ayaa wax Lagu Wadaa Inuu Furmo Shirka Wada Xajoodka Beesha Sade iyo Hogaamiyaha Jubalnd,

Ilo Lagu Kalsoonyahay oo Ka Tirsan besha sade ayaa I xaqiiiyay Bixintaanka Shirka Kismaayo iyado Malinta Sabtid ahana uu Muqdisho Ka Dhacayo Kulan uu Shir Gudoominayo “Bare Hiraale” iyo Siyaasiyinta Besha Sade oo ay Ka Qeyb Galayaan Odyaasaha Dhaqan iyo Bulshadaha Qeybaheeda Kala Duwan.

Hogaamiyaha jubaland Ayaa wali Wax uu Magaacabi La, Yahay Golaha Wasiirada maamulkiisa Iyado ay u Xaniban yihin Heshiiska lala Galaayo Besha Sade oo wali Hortaagan Inay Jubalnd Dhaq Dhaqaaq Siyaasaded ay Suubiso .

Axmed Madoobe ayaa 3 Sano oo uu Maamulka Jubland u Yahay Hogaamiye Wax uu Wadi La, yahay Maamulida Jubland .

La Soco Wararka Shirka Kismaayo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.