Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Wararka Maanta

Xog: Axmed Madobe oo Ka Danbeyay Qaraxi Lagu Dili Rabay Wasir Ka tirsan Jubland

20th February 2016 admin 5

Waxaa Qilaaf Xoga uu Soo Kal Dhex Galay Wasiirka arimaha Bulshada Mamulka Jubland iyo Hogaamiyaha Maamulkasi . Waxaa Soo Baxaayo Xogo Ay u Helayay Gedo […]

Xog : Axmed Madobe oo waji Kale u Yelay Shirkii Besha Sade.

20th February 2016 admin 3

Waxaa Magaalada Kismaayo Ka Furmay Shirkii Dib u Heshisinta ee lo Qabnayay Hogaamiyaha Jubland iyo Besha Sade, Shirka ayaa Mudoonyinkii Danbe Waxaa uu Ahaa Mid […]

madoobe

XOG: Muxuu yahay qorshaha uu ka leeyahay Axmed Madoobe shir uu Maanta Kismaayo ku daahfuray….??.

20th February 2016 admin 1

Magaalada Kismaayo Maanta waxaa ka Furmay shir uu daahfuray Hogaamiyaha Maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Madoobe shirkaasi oo loogu magac daray dib u heshiisiinta […]

Qormo Xiso Badan: Shaqsi Noce ah Ayuu Ahaa “Maxamed Cali Samatar”

20th February 2016 admin 4

Sareeye guud Maxamed Cali Samatar Madaxweyne ku xigeenkii koowaad ee Dawladii Kacaanka ahaana mudo dheer Wasiirkii Gaashaandhiga Soomaaliya, waxyaabaha sida weyn loogu xusuusto marka Taariikhdiisa […]

Daawo:Balanabal Beelaha Balanbal iyo Gucriceel oo wada kulmay

20th February 2016 admin 1

Shir nabadeed ayaa maanta ka dhacay degmada Balanballe kaasoo dhax maray labada beelood oo walaal ah oo kala gada degmada Balanballe iyo deeganka Curiceel waxaa […]

Dhageyso: Barlamaanka oo Dalbaday inaysan Shaqo Kale Qabaneyn Ilaa Wasiiro La horkeno ay Dalabden

20th February 2016 admin 3

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta mar kale filayay in ay  horyimaadaan  Wasiirka Amniga Gudaha , Taliyaha Nabad Sugida iyo Sirdoonka ,   Wasiirka Arrimaha Dibadda […]

Dhageyso: Maamulka G, Banaadir Dhalin yaro ayaan ku Qabanay HowalgalkiI Socday

20th February 2016 admin 0

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Cabdifitaax Cumar Xalane ayaa maanta warbaahinta uga warbixiyay howlgallo Ciidamada ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka sameeyen xaafadaha degmooyinka Yaaqshid iyo […]

No Image

XOG: Xagee ku danbeysay Warqadii lagu soo xiri lahaa Cabdirashiid Indhakoreey ee ay xeer ilaalinta Qaranka horay u soo saartay.

20th February 2016 admin 8

Xilli dhawaan warqad cad oo lagu soo xiraayo cabdirashiid indhakoreey oo ah nin dilal badan ka geystay Gobolka Gedo gaar ahaane waqooygiga gooblkaasi ay soo […]

Dhageyso: Duqeyn ka Dhacday Degaano Ka Tirsan Gedo.

20th February 2016 admin 2

Diyaradaha dagaalka Kenya ayaa maanta duqeymo waxa ay ka geysteen deegaanno ku dhow dhow degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo. Diyaaradaha dagaalka Kenya ayaa illaa 4 […]

XOG: Xukuumadda Soomaliya oo Magaacbeyso Safiiro badan kuwa kalane Xilalka ka qaadeyso.

20th February 2016 admin 5

Warar goor dhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in R/wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid Cali uu shir deg deg ah caawa la qaadan doono Golaha wasiirada Xukuumada […]

Kismaayo : Nin la sheegay inuu gaarigiisa qarax ugu xiray wasiir ka tirsan Maamulka Jubba oo lasoo bandhigay.” Daawo”

20th February 2016 admin 4

Ciidamada Nabad Suggida Maamulka Jubbaland, ayaa Magaalada Kismaayo, waxa ay ku soo bandhigeen ninkii ka dambeeyay Qaraxii lagu xiray gaari uu leeyahay Wasiirka Arimaha Bulshada […]

Daawo:Luuq oo lagu soo gabagabeeyay Indho fiiq bilaash ah

20th February 2016 admin 5

Isbitaalka Luuq Alaqsa oo lagu soo gabagabeeyay mashruuc indho fiiq bilaash ah oo dadkaan indhaha loo fiiqayey waxay ka kala yimaadeen luuq iyo deegaanada kuhareereysan.dadkii […]

Daawo:Baardheere Dhibaato Kadhalankarta Wabiga Jubba

20th February 2016 admin 3

Maamulka degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa kadigay inaan wabiga jubba dadku qashin ku daadin. xiligaan oo biyaha wabiga jubba yar yihiin oo aynan jirin […]

Internet

Balanbal:shacabka oo helay Internet wanaagsan

19th February 2016 admin 7

Shacabka dagan degmada Balanbal ee gobolka galgaduud ayaa waxay heleen Internet ay ku diirsadeen, Internetka ayaa waxuu u sahley isku xirka aduunka ha ahaato ganacsiga,qarabada […]

Daawo:Ra’iisul wasaaraha sharmaake qado sharf u sameeyeye xulka Qaranka

19th February 2016 admin 8

Ra’iisul wasaaraha Somalia C/rashiid Sharmaake ayaa qado sharef usameeyey xulka 11jirada Somaliya oo qayb qalay tartanka dugsiyada hoose jamacada carabta oo lagu qabtey dal Qader. […]

Posts pagination

« 1 … 1,638 1,639 1,640 … 1,647 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes