Daawo:Ra’iisul wasaaraha sharmaake qado sharf u sameeyeye xulka Qaranka

Ra’iisul wasaaraha Somalia C/rashiid Sharmaake ayaa qado sharef usameeyey xulka 11jirada Somaliya oo qayb qalay tartanka dugsiyada hoose jamacada carabta oo lagu qabtey dal Qader. Sharmaake ayaa kulankaan uu u sameeyey dhalinyarada dhiira galin iyo baraarujin uga dhigayey ciyaaryahandaan dada yar ayna tahay markii uGu horeysay oo dhalinyaro sidaan oo kale ah ay ka qayb qaataan wixii ka dambeeyey burburkii Soomaliya Sharmaake ayaa umahad celiyey waladiinta,macalimiinta iyo dadkii qayb qaatey arintaan wanaagsan, dhalinyaradaan ayaa wajigoodu ka muuqday farxad iyo rayreen.




Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.